QuranQuiz bySALSABIL STUDIO
Open the appOpen app

سورة الفاتحة

Suuradda Al-Fatihah — Af-Soomaali

7 aayadood · Suuradda 1 ee 114

🌐 Translation: Soomaali

Englishالعربية (بلا ترجمة)اردوBahasa IndonesiaBahasa MelayuTürkçeFrançaisDeutschEspañolPortuguêsItalianoNederlandsРусскийفارسیবাংলাहिन्दीSoomaaliKiswahiliHausaShqipBosanskiAzərbaycancaOʻzbekcha中文日本語한국어ภาษาไทยTiếng ViệtTagalogپښتوPolskiSvenskaNorskSuomiČeštinaRomânăБългарскиУкраїнськаעבריתதமிழ்മലയാളംతెలుగుमराठीગુજરાતીनेपालीසිංහලঅসমীয়াسنڌيدریKurdîދިވެހިئۇيغۇرچەአማርኛAfaan OromooYorùbáKinyarwandaBamanankanChiyaoTamaziɣtMëranawТоҷикӣҚазақшаТатарчаភាសាខ្មែរEnglish (Abdel Haleem)

Tarjumaadda: Mahmud Muhammad Abduh

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ ﴿١﴾

1:1 Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud Naxariista Tu gaarana naxariista.

ٱلْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلْعَـٰلَمِينَ ﴿٢﴾

1:2 Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).

ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ ﴿٣﴾

1:3 Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista.

مَـٰلِكِ يَوْمِ ٱلدِّينِ ﴿٤﴾

1:4 Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada).

إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ ﴿٥﴾

1:5 adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).

ٱهْدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلْمُسْتَقِيمَ ﴿٦﴾

1:6 ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa).

صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ ٱلْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ ﴿٧﴾

1:7 Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna.

Is tijaabi

Is tijaabi →

Hear Surah Al-Fatihah from all 90 reciters →