QuranQuiz bySALSABIL STUDIO
Open the appOpen app

سورة الإنشقاق

Suuradda Al-Inshiqaq — Af-Soomaali

25 aayadood · Suuradda 84 ee 114

🌐 Translation: Soomaali

Englishالعربية (بلا ترجمة)اردوBahasa IndonesiaBahasa MelayuTürkçeFrançaisDeutschEspañolPortuguêsItalianoNederlandsРусскийفارسیবাংলাहिन्दीSoomaaliKiswahiliHausaShqipBosanskiAzərbaycancaOʻzbekcha中文日本語한국어ภาษาไทยTiếng ViệtTagalogپښتوPolskiSvenskaNorskSuomiČeštinaRomânăБългарскиУкраїнськаעבריתதமிழ்മലയാളംతెలుగుमराठीગુજરાતીनेपालीසිංහලঅসমীয়াسنڌيدریKurdîދިވެހިئۇيغۇرچەአማርኛAfaan OromooYorùbáKinyarwandaBamanankanChiyaoTamaziɣtMëranawТоҷикӣҚазақшаТатарчаភាសាខ្មែរEnglish (Abdel Haleem)

Tarjumaadda: Mahmud Muhammad Abduh

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ

إِذَا ٱلسَّمَآءُ ٱنشَقَّتْ ﴿١﴾

84:1 Marka Samadu jeexjeexanto (qiyaamada).

وَأَذِنَتْ لِرَبِّهَا وَحُقَّتْ ﴿٢﴾

84:2 Oy Eebe Addeecdo waana xaq addeeciddiisunee.

وَإِذَا ٱلْأَرْضُ مُدَّتْ ﴿٣﴾

84:3 Marka dhulka la fidiyo (qiyaamada).

وَأَلْقَتْ مَا فِيهَا وَتَخَلَّتْ ﴿٤﴾

84:4 Oo uu soo tuuro waxa ku hoos jira, kana madhnaado.

وَأَذِنَتْ لِرَبِّهَا وَحُقَّتْ ﴿٥﴾

84:5 Oos Eeba Addeeco waana xaq adeeciddaasina. (wuxuu la kulmi Ruuxwalba Camalkiisa).

يَـٰٓأَيُّهَا ٱلْإِنسَـٰنُ إِنَّكَ كَادِحٌ إِلَىٰ رَبِّكَ كَدْحًا فَمُلَـٰقِيهِ ﴿٦﴾

84:6 Dadow waxaad u dhibboon ood u camalfali xagga Eebe, waadna la kulmi.

فَأَمَّا مَنْ أُوتِىَ كِتَـٰبَهُۥ بِيَمِينِهِۦ ﴿٧﴾

84:7 Ruuxiise Kitaabkiisa (fiican) Midigta laga siiyo (waa mu'minkee).

فَسَوْفَ يُحَاسَبُ حِسَابًا يَسِيرًا ﴿٨﴾

84:8 Waxaa la xisaabin xisaab fudud.

وَيَنقَلِبُ إِلَىٰٓ أَهْلِهِۦ مَسْرُورًا ﴿٩﴾

84:9 Wuxuuna ku noqon Ciddiisii (Jannada joogtay) isagoo faraxsan.

وَأَمَّا مَنْ أُوتِىَ كِتَـٰبَهُۥ وَرَآءَ ظَهْرِهِۦ ﴿١٠﴾

84:10 Ruuxiise Kitaabkiisa laga siiyo gadaashiisa (waa Dadka xune).

فَسَوْفَ يَدْعُوا۟ ثُبُورًا ﴿١١﴾

84:11 Wuxuu u yeedhan Halaag.

وَيَصْلَىٰ سَعِيرًا ﴿١٢﴾

84:12 Wuxuuna gali Naarta Saciira.

إِنَّهُۥ كَانَ فِىٓ أَهْلِهِۦ مَسْرُورًا ﴿١٣﴾

84:13 Maxaa yeelay Markuu dadkiisii dhexjoogay yuu kibirsnaa (Adduunkii).

إِنَّهُۥ ظَنَّ أَن لَّن يَحُورَ ﴿١٤﴾

84:14 Wuxuuna malaynhayay inuusan Eebe u soo noqonaynin (qiyaame).

بَلَىٰٓ إِنَّ رَبَّهُۥ كَانَ بِهِۦ بَصِيرًا ﴿١٥﴾

84:15 Saas ma ahee Eebe waa arkaa.

فَلَآ أُقْسِمُ بِٱلشَّفَقِ ﴿١٦﴾

84:16 Waxaan ku dhaartay «buu yidhi Eebe» Midabka Qorrax dhaca.

وَٱلَّيْلِ وَمَا وَسَقَ ﴿١٧﴾

84:17 Iyo Habeenka iyo wuxuu qariyay.

وَٱلْقَمَرِ إِذَا ٱتَّسَقَ ﴿١٨﴾

84:18 Iyo Dayaxa markuu Nuurku buux Samo.

لَتَرْكَبُنَّ طَبَقًا عَن طَبَقٍ ﴿١٩﴾

84:19 Ee Dadkow waxaad koraysaan xaalado kala duwan .)

فَمَا لَهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ ﴿٢٠﴾

84:20 Dadka maxaa u sugnaaday oy la rumaynwaayeen (xaqa).

وَإِذَا قُرِئَ عَلَيْهِمُ ٱلْقُرْءَانُ لَا يَسْجُدُونَ ۩ ﴿٢١﴾

84:21 Marka Quraanka lagu akhriyana ayna u sujuudaynin.

بَلِ ٱلَّذِينَ كَفَرُوا۟ يُكَذِّبُونَ ﴿٢٢﴾

84:22 Saas ma ahee kuwa Gaaloobay waxay beenin (xaqa).

وَٱللَّهُ أَعْلَمُ بِمَا يُوعُونَ ﴿٢٣﴾

84:23 Eebana waa ogyahay waxay qarsan.

فَبَشِّرْهُم بِعَذَابٍ أَلِيمٍ ﴿٢٤﴾

84:24 Ugu bishaaree caddibaad daran.

إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ لَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍۭ ﴿٢٥﴾

84:25 Hase yeeshee kuwa rumeeyay xaqa camalfiicanna falay waxay mudan Ajri aan go'aynin.

Is tijaabi

Is tijaabi →

Hear Surah Al-Inshiqaq from all 90 reciters →