QuranQuiz bySALSABIL STUDIO
Open the appOpen app

سورة العاديات

Suuradda Al-'Adiyat — Af-Soomaali

11 aayadood · Suuradda 100 ee 114

🌐 Translation: Soomaali

Englishالعربية (بلا ترجمة)اردوBahasa IndonesiaBahasa MelayuTürkçeFrançaisDeutschEspañolPortuguêsItalianoNederlandsРусскийفارسیবাংলাहिन्दीSoomaaliKiswahiliHausaShqipBosanskiAzərbaycancaOʻzbekcha中文日本語한국어ภาษาไทยTiếng ViệtTagalogپښتوPolskiSvenskaNorskSuomiČeštinaRomânăБългарскиУкраїнськаעבריתதமிழ்മലയാളംతెలుగుमराठीગુજરાતીनेपालीසිංහලঅসমীয়াسنڌيدریKurdîދިވެހިئۇيغۇرچەአማርኛAfaan OromooYorùbáKinyarwandaBamanankanChiyaoTamaziɣtMëranawТоҷикӣҚазақшаТатарчаភាសាខ្មែរEnglish (Abdel Haleem)

Tarjumaadda: Mahmud Muhammad Abduh

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلْعَـٰدِيَـٰتِ ضَبْحًا ﴿١﴾

100:1 Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi.

فَٱلْمُورِيَـٰتِ قَدْحًا ﴿٢﴾

100:2 iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha).

فَٱلْمُغِيرَٰتِ صُبْحًا ﴿٣﴾

100:3 Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii.

فَأَثَرْنَ بِهِۦ نَقْعًا ﴿٤﴾

100:4 Ee Boodhka kiciya.

فَوَسَطْنَ بِهِۦ جَمْعًا ﴿٥﴾

100:5 Cadawgana dhexgala.

إِنَّ ٱلْإِنسَـٰنَ لِرَبِّهِۦ لَكَنُودٌ ﴿٦﴾

100:6 Ee Dadku Eebohood waa diideen( ku MadaxAdkaadeen).

وَإِنَّهُۥ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٌ ﴿٧﴾

100:7 Arrintaasna Dadku wuu ogyahay ( Markhaatuu ka yahay).

وَإِنَّهُۥ لِحُبِّ ٱلْخَيْرِ لَشَدِيدٌ ﴿٨﴾

100:8 Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay.

۞ أَفَلَا يَعْلَمُ إِذَا بُعْثِرَ مَا فِى ٱلْقُبُورِ ﴿٩﴾

100:9 Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo.

وَحُصِّلَ مَا فِى ٱلصُّدُورِ ﴿١٠﴾

100:10 Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo.

إِنَّ رَبَّهُم بِهِمْ يَوْمَئِذٍ لَّخَبِيرٌۢ ﴿١١﴾

100:11 Eebohood Maalintaas ogyahay.

Is tijaabi

Is tijaabi →

Hear Surah Al-'Adiyat from all 90 reciters →